Qabiirka Paul Merson Oo Saadaaliyay Kooxda Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Premier League.
Paul Merson ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu jecelyahay in ay ku guulaysato premier League xilli kooxaha Chelsea iyo Arsenal ay baacsanayaan hogaamiyayaasha Liverpool.
Kadib bixitaankii Klopp dad badan ayaa filayay in ay Liverpool dhibaatooto xilli ciyaareedkan laakiin Slot ayaa...
Star Player Will Be Missing Liverpool’s Match versus Everton.
After he collected his fifth yellow card of the season in Wednesday's 3-3 draw with Newcastle, Liverpool's central midfielder Alexis Mac Allister will miss this Saturday's Merseyside derby at Goodison Park.
An amazing match where Arne Slot's side managed to...
Guardiola oo amray ciyaartooydiisa arrin waalli ah kadib natiijooyinkii xumaa ee kulamadii ugu danbeeyay
Guardiola oo ku amray ciyaartoyda Man City inay habeenka Kirismaska ku seexdaan xarunta tababarka
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ku amray ciyaartoydiisa inay habeenka Kirismaska ku qaataan xarunta tababarka Etihad Campus, isagoo doonaya inuu wax ka qabto hoos u...
Marcus Rashford Oo La Fashiliyay Cida Kula Talisay Inuu Man United Ka Tago, Iyo...
Ruben Amorim ayaa si cad u sheegay cidda uu ku eedeynayo fadeexadda Marcus Rashford ee ku saabsan suuqa kala iibsiga Manchester United.
Xaaladda Marcus Rashford ee Manchester United ayaa ah mid adag, iyadoo weeraryahanku uu shaaca ka qaaday inuu diyaar...
Tababaraha Liverpool Ayaa Markii Ugu Horeysay Fashiliyay Sir Weyn oo Ku Saabsan Alexander Arnold
Tababaraha Liverpool, Arne Slot, ayaa ka jawaabay wararka la xiriirinaya in daafaca midig ee kooxda, Trent Alexander-Arnold, uu ku biiri karo Real Madrid bisha Janaayo.
Markii la weydiiyay su’aashan, Slot ayaa si cad u sheegay in Alexander-Arnold uu si buuxda...
The Chelsea coach has stated the reason why his team cannot compete in the...
Enzo Maresca has stated that Chelsea is not yet ready to compete for the Premier League title after their 4-3 victory over Tottenham.
The Italian coach has consistently dismissed suggestions that his team is among the contenders for the title,...
Guuldarradii United Ee Bournemouth oo Hal Ciyaariyahan Eeda Dusha Loo Saaray, “Wuxuu Sameeyay Waa...
Michael Owen wuxuu weeraray ciyaaryahan “doqon” ah oo ka tirsan Manchester United kadib guuldaradii 3-0 ee naxdinta lahayd ee ka soo gaartay Bournemouth.
Michael Owen ayaa sheegay in Manchester United aysan ahayn koox wanaagsan kadib markii ay guuldarro 3-0 ah...
Amorim Oo Lagu Eedeeyay Fal Ciyaal Suuqnimo Ah, Bahdil iyo Aflagaado..
Xiddigii hore ee Premier League, Nigel Reo-Coker, ayaa rumeysan in weeraryahanka Manchester United, Joshua Zirkzee, uu “lumiyay dhammaan ixtiraamkii” uu u hayay tababaraha kooxda, Ruben Amorim.
Zirkzee ayaa garoonka laga saaray kaliya 33 daqiiqo oo ciyaarta ah intii lagu jiray...
LA SOCO:- 10 Xiddig Oo Ka Tagi Doona Kooxdooda Premier League Suuqa January.
Xilli ay qaar ka mid ah kooxaha premier League ay suuqa January u gali doonaan in ay xoojiyaan kooxda waxa jiri doona xiddigo raadin doona is badal dhinacooda.
Iyada oo kaliya 6 dhibcood u dhexaysa kaalinta 5-aad iyo 13-aad suuqa...
CHAMPIONS!! Atalanta Oo Ku Guuleysatay Europa League & Rikoodhkii Leverkusen Oo Oohin Kusoo Dhamaaday
Kooxda kubadda cagta Atalanta ayaa ku guuleysatay koobka Europa League oo ay ku garaacday Bayer Leverkusen oo laga jabiyey rikoodhkii guul-darro la’aanta ahaa ee ay xilli-ciyaareedkan oo dhan kusoo jirtay.
Weeraryahanka reer Nigeria ee Lookmann ayaa dhaliyey saddex gool oo...
Mohamed Salah Sets Record Held by Wayne Rooney.
Liverpool star Mohamed Salah is still smashing records in the Premier League.
The Egyptian managed to score two goals and create another as Liverpool drew 3-3 with Newcastle.
Mohamed Salah is now the first player in history to score and assist...
Rio Ferdinand Criticizes Manchester United Striker, Who is that Player?
Rio Ferdinand is getting furious at Manchester United striker Joshua Zirkzee for giving a pass to Harry Maguire in the dying embers of the thrilling 2-2 Premier League draw between the rivals on Sunday at Anfield.
According to Ferdinand, that...