Wednesday, February 19, 2025

Saadaashii Cristiano Ronaldo Sagaal Sano kahor Oo Hada Soo Baxday, Waa Kuma Ciyaaryahankan?

0
Cristiano Ronaldo ayaa u tilmaamay Martin Odegaard inuu noqon doono ciyaaryahan heer caalami ah saadaashaas uu u rumowday tan iyo markii uu ku biiray Arsenal. 26-jirka reer Norway wuxuu kasoo qalin jabiyay nidaamka dhalinyarada ee Stromsgodset 2013, ka hor inta...

Xidigii Hore Man United Gary Neville Oo Magacaabay Xiddiga Ugu Halista Badan Arsenal

0
Gary Neville Oo Magacaabay Xiddiga ugu Halista badan Iyo Ciyaaryahanka Ugu Fiican Arsenal. Halyeeyga Manchester United, Gary Neville, ayaa sheegay in weeraryahanka reer Brazil ee Gabriel Martinelli uu yahay ciyaaryahanka ugu halista badan ee kooxda Arsenal Xilli ciyaareedkaan. Tani waxay timid...

NAXDIN Cole Palmer Oo Kaftanka Ka Xiray Taageerayaasha Chelsea Kadib War Naxdin Leh Oo...

0
Xiddiga Chelsea, Cole Palmer, ayaa si cad u sheegay in kooxdiisu aysan hadda isku arkin kuwo u tartamaya hanashada horyaalka  Premier League. Waxa uu sidaas ku sheegay waraysi uu siiyey warbaahinta, isagoo hoosta ka xarriiqay in xilli-ciyaareedkan uu yahay kii...

Guardiola Oo Afka Furtay Cid Ceyn Kartaa Ma Jirto Waa Sababta aan Horyaalka Ugu……

0
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa taageero buuxda u muujiyay weeraryahankiisa Erling Haaland, isagoo ka jawaabayay dhaleeceynta dhowaanahan loo jeediyay ciyaaryahanka reer Norway. Guardiola ayaa si cad u sheegay in Haaland uu yahay xubin muhiim ah oo aan laga...

HALISTA HEERKA LABAAD Ruben Amorim oo Hogaaminaya Manchester- tii ugu Xumeyd Taariikhda…

0
Manchester United ayaa mar kale guuldaro la kulantay iyada oo Wolves wajahday kulanka Boxing Day Premier League katirsan. Red Devils ayaa ku dhibtooday inay dib u soo nooleyso rajada tababaraha cusub ee Ruben Amorim, iyadoo kooxdu ay haatan hal guul...

Marcus Rashford weli waxaa ku socdo weeraro kaga imaanayo halyeeyadii hore ee Manchester United…

0
Halyeeyga Manchester United, Jaap Stam, ayaa si kulul u weeraray Marcus Rashford oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka tago Old Trafford. Daaficii hore ee Red Devils ayaa sheegay in weeraryahanka uu qaadayo wado sahlan isagoo isku dayaya inuu...

Mbappe Oo Markii Ugu Horeysay Ballanqaad Cajiib Ah U Sameeyay Taageerayaasha Real Madrid

0
Weeraryahanka caalamiga ah ee Faransiiska, Kylian Mbappé, ayaa markale si cad u muujiyay ujeedkiisa ah inuu ku guuleysto koobab waaweyn isagoo ka tirsan Real Madrid, isagoo ballanqaaday in kooxda aysan ka shallayn doonin saxiixiisa. Mbappé, oo dhawaan xaqiijiyay ku biiristiisa...

Guardiola oo amray ciyaartooydiisa arrin waalli ah kadib natiijooyinkii xumaa ee kulamadii ugu danbeeyay

0
Guardiola oo ku amray ciyaartoyda Man City inay habeenka Kirismaska ku seexdaan xarunta tababarka Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ku amray ciyaartoydiisa inay habeenka Kirismaska ku qaataan xarunta tababarka Etihad Campus, isagoo doonaya inuu wax ka qabto hoos u...

Florentino Perez Oo U sheegay Xidig Real Madrid Kamid ah Hadii Uu Kooxda Katago...

0
Madaxweynaha Real Madrid, Florentino Perez ayaa u sheegay Marco Asensio inuu ka shallayn doono haddii uu ka tago kooxda. Waa hadalkii madaxweyne Perez yiri ka hor inta uusan xiddiga reer Spain ka tagin Santiago Bernabeu sannadkii hore, sida lagu sheegay...

Ruben Amorim oo sharaxay sababta ka dambeysa isbeddelladiisa joogtada ah ee safka Manchester United.

0
Ruben Amorim ayaa ilaa iyo haatan isticmaalay 24 ciyaartoy oo kala duwan sagaal kulan oo uu macallin u yahay Manchester United, iyadoo isbeddelladiisa joogtada ah ay keeneen dhaleeceyn maadaama Red Devils ay soo bandhigeen natiijooyin liita. Amorim, oo 39 jir...

Liiska Kala Sarreynta Tartanka Ballon d’Or 2025 Oo Lasoo Saaray, Yaa Hogaaminayo?

0
Tartanka loogu jiro Ballon d’Or 2025 ayaa sii kululaanaya iyadoo ciyaartoyda ugu waaweyn Yurub ay soo bandhigayaan qaab ciyaareedkooda ugu fiican tartamada maxalliga iyo kuwa caalamiga ah. Kadib markii Rodri uu ka baxay tartanka sababo la xiriira dhaawac, fursadda...

Khabiirka Bbc Mark Lawrenson oo Saadaaliyay Kulamada Premier League Ee Boxing Day-ga

0
Halyeeyga Liverpool, Mark Lawrenson, ayaa saadaaliyay natiijooyinka kulamada Premier League ee la ciyaarayo Boxing Day iyo Jimcaha. Kulamada Boxing Day waxaa ka mid ah Manchester City oo Etihad Stadium ku soo dhoweynaysa Everton, Chelsea oo Stamford Bridge ku wajahaysa Fulham,...