Tuesday, February 18, 2025

Waxaa La Ogaaday Sababta Ugu Weyn Jurrien Timber Uu Ku Seegi Doono Kulanka Brighton

0
Kooxda Arsenal ayaa wajahaysa caqabado cusub ka hor kulanka ay la ciyaarayaan Brighton, iyadoo Jurrien Timber uu ka maqnaan doono ciyaarta sababo la xiriira ganaax. Timber ayaa qaatay kaadh jaalle ah intii lagu jiray guushii Arsenal ee Brentford, taas oo...

Xusuus Cajiib ah Oo Ku Saabsan Cristiano Ronaldo Iyo Cidii Ka Oohisay Wakhtigan Cajiibka...

0
Ferguson ayaa oggolaaday in Manchester United ay la soo wareegto Ronaldo sanadkii 2003, waxaana xiddiga reer Portugal uu lix xilli ciyaareed oo guul ah ku qaatay garoonka Old Trafford. Intii lagu guda jiray waayihiisii ugu horreeyey ee United, Ronaldo waxa...

WAA KAAF IYO KALA DHEERI Maguire oo is barbardhigay Amorim iyo Ten Hag, Yaa...

0
Daafaca Manchester United, Harry Maguire ayaa is barbar dhig ku sameeyay tababaraha haatan ee Ruben Amorim iyo tababarihii hore ee kooxda Erik ten Hag. Amorim ayaa si rasmi ah u bedelay Ten Hag bishii November ka dib markii tababaraha reer...

Ma Dhab baa in tababaraha Manchester United Amorim laga ceyrin doono shaqada wakhtiga….

0
Ruben Amorim ayaa laga yaabaa in la ceyriyo bisha January ka dib seddex bilood oo kaliya oo uu ku sugnaa Manchester United hadii laga badiyo afarta kulan ee soo socota. Tani waa Saadaasha xiddigii hore ee kooxda Man United Ben...

Mohamed Salah Rikoor Noocee Ah Ayuu Jebin Doonaa Caawa Haduu uu Soo Taabto Shabaqa...

0
Xiddiga Liverpool, Mohamed Salah, ayaa isha ku haya inuu sii wado qaab ciyaareedkiisa heerka sare kulanka ay kooxdiisu wajaheyso West Ham Axadda. Kulankan ayaa ka dhacaya London Stadium. Salah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkan, isagoo kooxdiisa...

Guardiola Sheegay inuu qaadi karo Premier League, Waxaan Sameyn doonaa qaabkan si aan u...

0
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ballan qaaday inuusan marnaba ka quusan doonin siduu xaalad wanaagsan ugu soo celin lahaa kooxda. Tababaraha reer Spain ayaa ka hadlayay ka hor kulanka  Premier League ee ay kooxdiisu booqanayso Leicester City, isagoo muujiyay sida ay...

“Waa Gacan-ku-dhiigle dhoola-caddeeya” Rashford Asaga Ayaa Nacsiiyay Kooxda Manchester United…

0
Marcus Rashford Oo Aan Lagu Qasbin Inuu Ka Tago Manchester United, Sida Uu Sheegay Andy Mitten. Marcus Rashford, xiddiga weerarka Manchester United, ayaa la sheegay in uusan ku wajahneyn inuu kooxda kaga tago sababo la xiriira dhimista mushahaarka, sida uu...

Real Madrid oo isku diyaarisay saxiixa mid kamid ah xidigaha qadka dhexe ugu muhiimsan...

0
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Argentine ee Alexis Mac Allister ayaa soo jiitay indhaha kooxda Real Madrid kadib markii uu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah. Laacibka, oo ka mid ah shaqsiyaadka waa weyn ee...

HALIS CUSUB: Tababaraha Man City oo Dajiyay Qorshe Arsenal uu Kaga Reebayo Tartanka Premier...

0
Manchester City ayaa diyaar u ah inay bixiso 50 milyan ginni oo lagu burburin karo saxiixa riyada Arsenal Martin Zubimendi, sida ay wararku sheegayaan. Gunners ayaa muddo dheer lala xiriirinayay 25 jirka khadka dhexe, kaasoo u ciyaara kooxda Real Sociedad...

Cristiano Ronaldo Oo Sheegay In Ballon D’Or-ka Sanadkan Cadaalad Daro Lagu Bixiyay, Waxaa Mudnaa...

0
Halyeyga Real Madrid iyo gooldhaliyaha ugu sarreeya taariikhda kooxda, Cristiano Ronaldo, ayaa sheegay in Vinicius Júnior uu u qalmay inuu ku guuleysto abaalmarinta caalamiga ah ee Ballon d’Or, halkii uu ku guuleysan lahaa kubbad-sameeyaha xulka Spain iyo Manchester City,...

Xidig Caan Ah Oo Sabab Layaab Leh Ugu Tagayo Naadiga Barcelona, Maxey Tahay Sababta?

0
Mid ka mid ah arrimaha ugu adag ee Barcelona ay haatan wajahayso waa xaaladda qandaraaska Frenkie de Jong. Khadka dhexe ee reer Netherlands ayaa horay u diiday fursadda uu ku cusbooneysiin lahaa qandaraaskiisa, kaas oo ku eg dhamaadka xilli...

Arsenal Wey Heshay, Man Utd, Liverpool, Chelsea, Barcelona, Madrid Iyo Wararkii Wargeysyada Yurub

0
Daafaca bidix ee Bayern Munich Alphonso Davies ayaa u furan inuu beeca xorta ah ugu biiro koox  Premier League ah xagaagan. Arsenal iyo Liverpool ayaa ku dagaalamaya saxiixiisa, iyadoo Manchester United ay sidoo kale isha ku heyso horumarkiisa. (TBR Football) Daafaca dhexe...