Home Wararka Maanta daawo goolkii cajiibka uu ka dhaliyay Pierre-Emerick Aubameyang

daawo goolkii cajiibka uu ka dhaliyay Pierre-Emerick Aubameyang

418
0
SHARE
LONDON, ENGLAND - FEBRUARY 03: Pierre-Emerick Aubameyang of Arsenal runs off the ball during the Premier League match between Arsenal and Everton at Emirates Stadium on February 3, 2018 in London, England. (Photo by Michael Regan/Getty Images)

Qeybtii labaad ee ciyaarta markii dib la isugu soo laabtay 59’daqiiqo Arsenal ayaa la timid goolka labaad ee ciyaarta, waxaana u dhaliyey Pierre-Emerick Aubameyang, kaddib markii baas uu ka helay saaxiibkiis Henrikh Mkhitaryan inta goolhayaha Watford ka tagay ka dhaliyey, Gunners ayaana ciyaarta ku hoggaamisay 2-0.

 

halkaan hoose ka daawo goolka