Home England Xiddigaha Real Madrid Iyo Weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata Oo Kuwada Sheekeystay Whatsapp-ka,...

Xiddigaha Real Madrid Iyo Weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata Oo Kuwada Sheekeystay Whatsapp-ka, Maxay Ka Wada Hadleen?

328
0
SHARE

Weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata ayaa weli wada inuu aalada Whatsapp-ka kula xiriiro asxaabtiisa hore ee Real Madrid.

Warar ayaa sheegaya in ciyaartoy badan oo Real Madrid ka mid ah iyo Morata ay xalay kuwada sheekeysteen Group oo ay Whatsappka ku sameeysten, ka dib guushi xalay ay Real Madrid ka gaartay kooxda Real Sociedad.

Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa si dhaqso ah u xasuusiyay Morata, qaab ciyaareedkiisii geesinimada ahaa ee uu kusoo bandhigay horyaalka La Liga xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay, iyo sida ay muhiim u tahay inay ku tartamaan horyaalka.

Wiilasha Zidane Dhammaantood waxay u shaqeynayeen si fiican kulankii xalay ,iyadoo bedalkii Morata ee Borja Mayoral,uu dhaliyay goolka gool, halka gool kale uu sababtiisa laha.