Home Liverpool Tababare Klopp Oo Xalay Inuu Dagaal Sameeyo Ku Dhawaaday + SAWIRRO…….

Tababare Klopp Oo Xalay Inuu Dagaal Sameeyo Ku Dhawaaday + SAWIRRO…….

601
0
SHARE

Tababare Klopp Iyo Kooxdiisa Liverpool Ayaa Xalay Ciyaaray Kulankooogii Uugu Horeeyay Ee Champion Leuge Iyagoo Bar-Bar Dhac La Galay Naadiga Reer Spian Ee Sevilla

Arinta Xiisaha Leh Ayaa Aheyd Kolkii Mid Ka Mid ha Caawiyaaha Tobarahayasha Sevilla Uu Damcay Inuu Kala Hadlo Gool Ku Laadkii Loo Dhigay Kooxda Liverpool Ayaa Tobabaraha Cadhada Adeg Ee Reer Jarmal Ayaa Yidhi

” Ha I Taaban Aniga Maxaad Iigu Qaylinaysa Ha I Taaban”

Inkastoo Liverpool Dadaal U Gashay Saddexda Dhibcood Ee Ciyaarta Uuma Aysan Surto Galin Inay Hesho Guusheedii Uugu Horaysey Xilli-Ciyaredkan Champion Leuge.

Soccer Football – Champions League – Liverpool vs Sevilla – Anfield, Liverpool, Britain – September 13, 2017 Sevilla coach Eduardo Berizzo tries to talk to Liverpool manager Juergen Klopp at the end of the match REUTERS/Phil Noble

Soccer Football – Champions League – Liverpool vs Sevilla – Anfield, Liverpool, Britain – September 13, 2017 Liverpool manager Juergen Klopp reacts to Sevilla coach Eduardo Berizzo Action Images via Reuters/Jason Cairnduff