Home Real Madrid Taageerayaasha Jaceyl Ciyaaryahan Isco Ayuu Kaga Farxiyay War Kedis Ah iyo Real...

Taageerayaasha Jaceyl Ciyaaryahan Isco Ayuu Kaga Farxiyay War Kedis Ah iyo Real Madrid..

718
0
SHARE

Kadib Muran Dheer oo ka jiray Mustaqbalka xidiga reer Spain xili la is waydiiyay xilli ciyaareedkii hore ka dib markii uu xakameeyey doorka labaad intii lagu jiray qeybtii hore ee ololaha. Manchester City, Chelsea Suuqa kala ibisiga iyo xitaa Barcelona ayaa markaas lala xiriiriyay adeegiisa,

lakiin isco waxa uu ka faa’idaystay dhibaatooyinka dhaawacyada Bale si uu u noqdo ciyaaryahan muhim ah.

Hadda, labada dhinac ayaa saxiixay qandaraas shan sano ah. Qoraalka rasmiga ah: Real Madrid C. F. Soo sartay aya u Qoranaa” Isco ayaa ogolaaday inii qandaraaska u cusbooneysiiyo Kooxda Real madrid taasoo u muuqata inuu sii joogayo kooxda ilaa 30ka June 2022.

Balsw Berrito, Jimcaha, 2 Durbin Isco ayaa ka hor imaan doona warbaahinta isagoo shir araa’id ku Qaban Doona garoonka Santiago Bernabéu.