Home Champions League Robert Firmino Oo Taageerayaasha Liverpool soo Xasuusiyay Halyeey Steven Gerrard…

Robert Firmino Oo Taageerayaasha Liverpool soo Xasuusiyay Halyeey Steven Gerrard…

423
0
SHARE

Roberto Firmino ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee Liverpool ah oo rigoore Champion-ka ah ka qasaariya Liverpool tan iyo markii uu sidaas sameeyay Steven Gerrard waxa ayna aheyd sanadkii 2007-dii

Liverpool ayaa xilligaas la ciyaareysay kooxda reer France ee Marseille,waxaan xusid mudan in goolkii 1-aad ee Liverpool uu ahaa mid uu saxixayRobertoFirmino xiligaas oo ay bar bar dhac ku heleen