Home Ligue 1 Neymar Jr Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Ku Biiristisa Kooxda Paris...

Neymar Jr Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Ku Biiristisa Kooxda Paris ?

397
0
SHARE

Xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil ayaa qiray inuu diirada saarayo inuu ka caawiyo Paris Saint-Germain ku guuleysiga koobab Faro Badan halkii aan qaadan lahaa abaalmarin shakhsi ah

Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain Neymar jr ayaa ku adkeysanaya inuu koobab badan Oo doonayo Inuu la qaado Kooxda Kobabka ugu Muhiimsan Mana Doonayo AbaalMarin Shaqsiyeed

Xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil ayaa kaga soo biiray kooxda Psg lacag gaareysa 222 milyan oo ginni bishii lasoo dhaafay, taasoo keentay in la rumeysan wayay inuu doonayo inuu Ka hoos baxohooska Lionel Messi islamarkaana ay ku tartamaan abaalmarinta xiddiga ugu fiican kubada cagta.