Home Suuqa Kala Iibsiga Isco Oo Doonaya Inuu Koobab Badan La Qaado Kooxda Real Madrid, Ka...

Isco Oo Doonaya Inuu Koobab Badan La Qaado Kooxda Real Madrid, Ka Dib Markii Uu Qalinka Ku Duugay Heshiis Waqti Dheer Ah.

299
0
SHARE

Isco ayaa indhaha ku haaya inuu kula guuleysto kooxdiisa koobab badan ka dib markii ciyaaryahanka uu saxiixay heshiis shan sanno ah, kaasi uu Bernabeu sii joogaya ilaa iyo 2022.

Isco ayaa Real Madrid kula guuleystay Hal Laliga, Hal Copa del Rey iyo seddex champions league tan iyo markii uu 2013 ka yimid kooxda Malaga.

 

 

Isco ayaa heshiiska markuu saxiixay hadlay sheegayna inuu aad ugu faraxsan yahay in sanado kale uu lasii joogo kooxda Real Madrid.

Marcelo ayaa ahaa ciyaaryahankii kale ee isna kooxda heshiiska u kordhiyay kaasi oo isna saxiixay ilaa iyo 2022.