Home Real Madrid Good News: Xarirka Anshax Wanaaga Dalka Spain Oo Go’aan kale ka soo...

Good News: Xarirka Anshax Wanaaga Dalka Spain Oo Go’aan kale ka soo Saaray Casaanki Marcelo

630
0
SHARE

Xarirka Anshax Wanaga Dalka Spain Ayaa Malinti Isninti Marcelo Ku Ciqabay Labo kulan Laliga ah Inuu Ka Mqanado kooxda Real Madrid Kadib Casanki loo Tagay Daqiqdi 89 kulanki Lavente

Balse kooxda Real Madrid ayaa Isku dayday In Ey Racafaan Ka Qaadato Ganaxa labda kulan Ee Marcelo Lakiin Xarirka Dalka Spain ayaa Ku Gacanseeray Arinta Real Madrid Ah inoo Loo Cafiyo Ganaxa labada Kulan

Balse Daqiiqdo Ka hor Xirirka Dalka Spain Ayaa Shaciyay in Mercelo Laga Qafiifiyay Ganxa labda kulan Iyagoo uga dhigay Hal kulan Oo kaliya Taasoo Ka dhigan inuu Mercelo kaliya Seegi Doono kulanka Maalinta Axda Real Madrid Booqan Doonto Garoonka Anoeta Ey Ku ciyaarto Koxda Real Sociedad.