Home Wararka Maanta Wax Badan Ka ogoo Xiddigha Real Madrid U Matalya Xulalkoda iyo Saacda...

Wax Badan Ka ogoo Xiddigha Real Madrid U Matalya Xulalkoda iyo Saacda Ey Ciyaari Donan

143
0
SHARE
Waaa lagu wadaa in la ciyaaro ciyaaraha qaarda Gaar ahaan is reebreebka Koobka aduunka 2018 Blse Xulka spain Xidgaha Real madrid Waxaana laga reebay ciyaariyaha Qaramda Borja Moyral iyo Danni Ceballos oo dheeli doona ciyaaraha U21 ee qaranka Spian.
Spain Vs Italy (Sabti 2Sep)
Lecantish Vs Spain (Talaado 5Sep)
Waxaana ciyarahan looga wacay Dahabiga Madrid Assensio Carvajal Isco Nacho Vasquez iyo Kabtan Ramos
Coratia Vs Cosovo (Sabti 2Sep)
Turky vs Coratia (Talaadi 5Sep)
Waxaana Coratia ay u yeeratay Modric iyo waliba Kovacic si ay ula loolan tamaan qaramada kale ee group ka 9.
Brazil Vs Ecuador (Jimco 1Sep)
Colombia Vs Brazio (Talaado 5Sep).
Barazil ayaa hogaanka u haaysa xiddigaha Real Madrid ee Casemero iyo Marclo ayaana u ah kuwo Learn up ah waxayn Colombia ooga haysaa dhibco gaaraya ilaa 9 dhibcod.
USA Vs Costarica (Sabti 2Sep)
Costarica Vs Mexico (Arbaco 6 Sep).
Xulka Costarica ayaa wajahaya Xulka Kaalinta labaad ooga jira Group kiisa isaga oo uu ku duulaayo Khabiirka Keylor Navas.
Portugal Vs Graz faro (Khamiis 31 Aug)
Hungry Vs Portugal (Axad 3 Sep )
Portugal ayaa u baahan kaliya 6 dhibcood oo qura si ay ugu soo gudubto wareegga Group yada world cup 2018 iyadoo ku duulaysa Ciristiano Ronaldo.
Welis Vs Austria (Sabti 2 Sep)
Moldovia Vs Welis (Talaado 5 Sep)
Waxaa iska hor imaaanaya Welis iyo Austria xilli labadaan xul ay isku dhibco yihiiin ayagoo 4 dhibic u jira xulka hogaaminaya groupka Ayadoo Greth Bale iyo Asxaab tiisu isku dayi doonaan kasoo qeeeb galka Koobka aduunka 2018 ee ka dhici doona Dalka Russia.
Cech vs Germany (Jimco 1 Sep)
Germany Vs Norway (Isniin 4 Sep).
Dood kuma jirto in Germany uu hogaan ka u haayo Groupka dhibco ilaa dhibco gaaraaya 6 dhibcood waxaana 2aad ku jira xulka qaranka ee Ireland, Germany With Kroos na waxay u dhaw yihiiin in ay u soo baxaaan Wareegga group yada World cup 2018.
U21 Spain Vs U21 Italy Habeen ka jimacaha ay wada dheeli doonana waxaana la filayaa in ay ka soo muuqdaan kulankaa da’yarta Los ballancos ee lagu kala magacaabo Ceballos iyo Mayoral.