Home Suuqa Kala Iibsiga Tottenham oo soo bandhigtay Cayaaryahan Cusub oo ay lasoo Wareegeen+Sawiro

Tottenham oo soo bandhigtay Cayaaryahan Cusub oo ay lasoo Wareegeen+Sawiro

136
0
SHARE

Kooxda kubada Cagta Tottenham ayaa soo bandhigtay Cayaaryahan Cusub oo ay lasoo Wareegeen kaas oo ah Xiddig daafaca ka dheela oo u dhashay dalka Argentina.

Tottenham ayaa lasoo wareegtay daafac da,yar oo ka tirsan Xulka qaranka Argentina Gaar ahaan Cayaartoyda da.ahaan ka hooseysa 20 ka sano kaas oo lagu Magacaabo Juan Foyth.

Xiddigaan ayaa ka soo dhaqaajiyey kooxda dalkiisa ee Estudiantes waxayna Tottenham ku soo qaateen aduun lacageed gaaraya £8m iyada oo uu u maray Tijaabo Caafimaad lana Gudoonsiiyey funaanada uu ugu cayaari doono kooxdaas.