Home Suuqa Kala Iibsiga Rasmi: Kieran Gibbs Oo Ku biiray kooxda West brom which Alpion

Rasmi: Kieran Gibbs Oo Ku biiray kooxda West brom which Alpion

104
0
SHARE

Gibbs oo Heshiis Ku kacaya £7m Ugu Biiray Kooxda West Brom Wuxu U Saxiixay Heshiis 3-Sano U Ah

Kieran Gibis Ayaa Noqnya Dafci Labaad Oo Ka taga kooxda Arsenal Xili Goor Hore Gabriel Bolista Faarujiyay Kooxda Arsenal

Xidgaan Dambeedka Bidix ee Daafca Ayaa Kasoo Baxay Xarunta Academics Kooxda Arsenal Isagoo soo dalcay Xidgaha kowaad Ee Arsenal Sandki 2012/2013 Balse Ugu danbeyn Xiddigan ayaa Faarujiyay Garoonka Flay Emarites Kadib Marki oo boos joogto ah Ka wayay Mr Winger Oo Mamula Kooxda Arsenal