Home Suuqa Kala Iibsiga Chelsea Oo U dhaw Saxixa Xiddig dhanka werarka Oo u dhashay Dalka...

Chelsea Oo U dhaw Saxixa Xiddig dhanka werarka Oo u dhashay Dalka Spain”? Waa kuma!

130
0
SHARE
Kooxda Chelsea ayaa Ku dhawaaqi Doonta Saxixa Xidiga Reer Spain Fernando llorente Oo Ka tirsan koooxda Swansea Saacadha Soo Socda
Chelsea Ayaa Kula Soo waregeysa 32 Xiddigan qiiimo lacgeed Gaarya 15M Iyado Lagu wado Inuu Maro Cafimadka Habeenka khamoiista oo Caawa Hadii Eysan Wax Is Badlin
Fernando llorente ayaa diyaar u ah inuu ka Hoos Ciyaaro Antonio Conte iyo Alvro morta Oo Ay Mar kawada tirsanyeen kooxda marwda duqda ah ee juventus Balse Kooxda Everton Ayaa isku dayeysa Iney Ka dulaqado Chelsea Saxixa Xidiga Reer Spain Fernado Hasyashe Waxey U egtahy inuu La midoobi Doono Antino Conte Oo Maamula kooxda Chelsea
Fernado Ayaa Sandki Hore Noqday Xiddiga ugu goolasha Badan kooxda Swansea isagoo dhaliyay 15 Gool Balse Kooxda ayaa Badalka Fernado Lasoo wareegi doonta Bony oo Ka tirsan Koxda Stoke city