Home Wararka Maanta Caris Colmen oo Cadeyay Mustqbalka Gareth bale Ee Kooxda Real Madrid? Bixid...

Caris Colmen oo Cadeyay Mustqbalka Gareth bale Ee Kooxda Real Madrid? Bixid mase Joogid !

100
0
SHARE
Tababraha Xulka qarnka Weles Ayaa Ka Hadlay Mustqablka Xiddiga Greth Bale Kadib Marki Ey Soo Baxeen warar Sheegya inu Bale Ka Tagi Doono Real Madrid Inta Uusan Xirmin Suuqa kala iib siga
Caris Colman Ayaa Yari ” Bale waa Mid Ka mid ah lixdi Sano lasoo dhaafay Xiddiga Kubda Cagta ugu wangsan Waxuu Ku guuleestay sedex UEFA champions leugue uula qaaday Kooxda Real Madrid Runti Ma Aminsani Iney jirto Meel uga Fiican Real Madrid Oo Bale Ku Biiri lahaa
Balse Kooxda Manchester United Isku dayeysa Iney Hesho Bale Inta uusan Xirmin Suuqa Iyadoo kooxda Real Madrid U Bandhigeysa qiimo qaali Oo dhan 100M
Gareth Bale oo Hada gudanya wajibaadka Xulka qarnka Weles Ayaa Kulan Adag sabdiga La Ciyaari Doona Xulka Australia I reebrebka Koobka aduunka 2018 Ee ka dhici doona Dalka Russia