Home Wararka Maanta Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Stoke City: Arsene Wenger Oo Is...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Stoke City: Arsene Wenger Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa

176
0
SHARE

Kooxda Arsenal ayaa goordhaw garoonkeeda Emirates Stadium kula ciyaari doonta kooxda Stoke City kulan ka tirsan horyaalka La Liga todobaadkiisii 32-aad.

Arsene Wenger ayaa shaxdiisa dib ugu soo dhaweeyay xiddigaha Monreal iyo Wilshare kuwaas oo ka soo kabsaday dhaawacyo ay qabeen.

 

Halka uu sidoo kale kaydka ku soo daray weeraryahanka Lacazette oo dhaawac muddo dheer ah kadib ku soo laabtay kooxda Arsenal.

Wenger ayaa sidoo kale si lama filaan ah kaydka u dhigay xiddigaha Koscielny, Mkhitaryan, Xhaka, Kolasinac iyo waliba Petr cech oo aanay kooxdaba ku jirin.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Arsenal: Ospina, Bellerin, Mustafi, Chambers, Monreal, Ramsey, Elneny, Wilshere, Ozil, Aubameyang, Welbeck

Kaydka: Macey, Koscielny, Mkhitaryan, Lacazette, Iwobi, Xhaka, Kolasinac

Stoke City: Butland, Bauer, Martins Indi, Shawcross, Johnson, Pieters, Allen, Ndiaye, Diouf, Shaqiri, Sobhi