Home La Liga Wooow: Daawo Goolkii Indha Qabatinka Lahaa Ee Uu Philippe Coutinho Ka Dhaliyay...

Wooow: Daawo Goolkii Indha Qabatinka Lahaa Ee Uu Philippe Coutinho Ka Dhaliyay Malaga

165
0
SHARE

Xiddiga kooxda Barcelona ayaa u muuqda mid dib u helaya qaab ciyaareedkiisii fiicnaa isaga oo gool cajiib ah u dhaliyay kooxdiisa kulanka Malag.

Philippe Coutinho ayaa gool qurux badan cidhib ku dhaliyay isaga oo dhaliyay goolkiisii 2-aad ee horyaalka La Liga ee kooxda Barcelona.

Xiddiga reer Brazil ayaa marka goolka laga yimaado soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo taageerayaasha ilowsiiyay maqnaansha Messi