Home Wararka Maanta Shaxda rasmiga ah kulanka Serie A kooxaha Juventus iyo Udinese oo la...

Shaxda rasmiga ah kulanka Serie A kooxaha Juventus iyo Udinese oo la shaaciyey

289
0
SHARE

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo gali doonaan kooxaha Juventus iyo Udinese ee horyaalka Serie A, kaasoo ka dhacaya Magaalada Turin ee ay ka dhisan tahay Juve.

SHAXDA LABADA KOOXOOD:-

Safka hore ee Juventus: Szczesny; De Sciglio, Rugani, Chiellini, Asamoah; Khedira, Marchisio, Sturaro; Douglas Costa, Higuain, Dybala.

Keydka Juventus: Buffon, Del Favero, Barzagli, Benatia, Howedes, Pjanic, Matuidi, Bentancur, Mandzukic

Safka hore ee Udinese: Bizzarri; Nuytinck, Angella, Samir; Widmer, Barak, Behrami, Fofana, Ali Adnan; Jankto; Maxi Lopez

Garsooraha ciyaarta: Giacomelli