Home Videos Muuqaal Qurux Badan: Waligaa Ma Aragtay Mario Balotelli Oo Goolhaye Ah

Muuqaal Qurux Badan: Waligaa Ma Aragtay Mario Balotelli Oo Goolhaye Ah

904
0
SHARE

Xiddiga kooxda Nice ee Mario Balotelli ayaan looga yeerin xulka qarankiisa Italy waxana uu ku sugnaa kooxdiisa Nice isaga oo isku diyaarinayay kulamada horyaalka France.

Xiddiga reer Italy ee Mario Balotelli ayaa bogiisa Instegram-ka soo dhigay muuqaal uu ku jiro goolka saaxiibadiisa kalen ku laagayaan kubada.

Mario ayaa sameeyay badbaadino cajiib ah laakiin sidoo kale laga dhaliyay qaar kale isaga oo si isku dhex jira u ilaashaday goolkiisa