Home Wararka Maanta Liiska Ciyaartoyda juventus ee ka hortagaya Ac Milan oo lagu dhawaaqay &...

Liiska Ciyaartoyda juventus ee ka hortagaya Ac Milan oo lagu dhawaaqay & Juan Cuadrado oo dib ugu soo laabtay.

1031
0
SHARE

Juan Cuadrado ayaa dib ugu soo laabtay Juventus kadib markii uu dhaawac muddo kaga maqnaa, balse Mario Mandzukic ayaa dhaawac ku seegaya kulanka culus ee Ac Milan.

Massimiliano Allegri ayaa soo dhaweynaya xiddiga reer Colombia kaas oo kasoo laabtay dhaawac gumaarka kasoo gaaray bilowgii sanadkaan.

Alex Sandro ayaa isna ku dhaawacmay intii uu ku maqnaa waajibaadka qaranka Brazil, wuxuna soo laaban karaa kulanka Real Madrid.

LIISKA CIYAARTOYDA JUVENTUS:

Buffon, De Sciglio, Chiellini, Benatia, Pjanic, Khedira, Cuadrado, Marchisio, Higuain, Dybala, Douglas Costa, Matuidi, Barzagli, Pinsoglio, Howedes, Asamoah, Szczesny, Rugani, Lichtsteiner, Sturaro, Bentancur.