Home Wararka Maanta CRYSTAL PALACE VS LIVERPOOL: Shaxda rasmiga ah garoonka kusoo galayaan

CRYSTAL PALACE VS LIVERPOOL: Shaxda rasmiga ah garoonka kusoo galayaan

67
0
SHARE

Horyaalka Ingiriiska ayaa la amba qaadi doonaa kadib markii todobaadyo lagu mashquulay kulamada saaxiibtinimo ee xulalka aduunka.

Kulanka ugu horeeyo EPL ee Crystal Palace Vs Liverpool u dhaxeeyo ayaa lasoo bandhigay shaxaha rasmiga ah oo ay garoonka kusoo galayaan.

Tababare Klopp oo niyada ku haayo kulanka Champion-ka uu arbacada la cayaarayo Man City ayaa shax adag soo doortay si kooxdiisa afarta sare uga mid ahaato xili cayaareedkan.

Fadlan hoos kaga bogo shaxda rasmiga ah ay garoonka kusoo galayaan Crystal Palace Vs Liverpool kulanka 2:30 duhurnimo xiliga geeska Afrika bilaaban doono:

Crystal Palace: Hennessey, Wan-Bissaka, Kelly, Sakho, Van Aanholt, McArthur, Milivojevic, Cabaye, Townsend, Benteke, Zaha.

Keedka: Cavalieri, Delaney, Souare, Fosu-Mensah, Riedewald, Lee, Loftus-Cheek

Liverpool: Karius, Alexander-Arnold, Matip, van Dijk, Robertson, Henderson, Milner, Wijnaldum, Salah, Firmino, Mane.

Keedka: Mignolet, Clyne, Lovren, Moreno, Lallana, Oxlade-Chamberlain, Ings.