Home Wararka Maanta Cimilada Garoonka ay ku Cayaari lahaayeen Genoa iyo AC Milan oo laga...

Cimilada Garoonka ay ku Cayaari lahaayeen Genoa iyo AC Milan oo laga dayrinayo

326
0
SHARE

Warar Goordhoiw laga helay dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in ay aad u xuntay Cimilada Garoonka kooxda Genoa halkaa oo ay kula Cayarayaan Naadiga AC Milan.

TV ga Rai ayaa soo bandhigay Garoonka kooxda Genoa ayaa laga Nadiifinayo baraf aad u fara badan oo ka dhacay magaaladaas waxaana shaki lageliyey qabsoomida Cayaarta adag ee dhex mari lahayd labada Kooxood.

Maayerka Magaalada Genoa Giovani Toti, ayaa sheegay in ugu yaraan cayaarta Caawa dib loo dhigi doono mudo 15 daqiiqo ah si loo Nadiifiyo garoonka waxaana Cayaartaan ay bilaaban lahayd 8-00 Saacada muqdisho.

Wixii ku soo kordha kala soco www.goolka.net