Home Suuqa Kala Iibsiga Xiddiga Chelsea Eden Hazard Oo Dhaleeceeyay Neymar, Sidee Haddaba?

Xiddiga Chelsea Eden Hazard Oo Dhaleeceeyay Neymar, Sidee Haddaba?

348
0
SHARE

Xiddiga Chelsea Eden Hazard ayaa la yaabay Neymar siduu ugu fakiray inuu ka tago Barcelona kuna biiro PSG.

Hazard ayaa qirtay inay niyad jab ku tahay Barca in aysan u dhaqaaqin isaga bedelkiisa.

Waxa uu u sheegay SFR Sport ayaa sheegay in la yaab ay tahay in Neymar uu Barca ka tago,
Hazard ayaa sheegay in Barca ay ka mid tahay kooxaha ugu fiican adduunko, sidoo kale Psg ay ka mid tahay kooxaha ugu fiican adduunka, balse wuxuu qaba in Barca laga doorto PSG ay tahay wax la yaab ah.

“Ma doonayo inaan dhaho waa qalad, sababtoo ah PSG waa koox weyn oo ku guuleysan karta wax walba, laakiin marka aad la ciyaareyso 2 ama 3 ciyaaryahan oo ugu fiican waa inaad ixtiraamta.
waxaa sidaasi yiri Eden Hazard laacibka kooxda Chelsea.