Home Real Madrid Rasmi” Real Madrid Oo Dhameystirtay Saxiixa xidiga khadka dhexe Ee la wada...

Rasmi” Real Madrid Oo Dhameystirtay Saxiixa xidiga khadka dhexe Ee la wada sugayay.

542
0
SHARE

Real Madrid ayaa dhameystirtay saxiixa xiddiga qadka dhexe ee reer Brazil Rodrigo, sida laga soo xigtay MARCA. Waxan uu jiraa 17 sano jir waxaana uu u ciyaaraa ciyaaryahankan khadka dhexe ee Gremio Novorizontino. Balsw Wali Lama shacin Lacagaha Uu ku Imanyo Magalda Madrid

Rodrigo ayaa si cad u qeexay inuu Ka qeyb Noqday siyaasadda suuqa kala iibsiga ugu cusub ee Real. Los Blancos waxay horey u soo saxiixatay Vinicius Junior xagaagan, waxaana ay isku dayayaan inay sugaan awooda dhalinyarada adduunyada tan iyo markii ay la saxiixdeen Odegaard.

Sida muuqata, Rodrigo wuxuu u ciyaari doonaa Castilla xilli ciyaareedka soo socda, ama waa qorshaha. Waxaa laga yaabaa inuu raaco wadadii la midka ahayd ee Casemiro ku soo iibsatay kooxda Real Madrid sanadii hore.

Waxey uu noqon doonta mid Riyo inuu arko ciyaartoygan, Ka Garab Ciyaarista Xidigha Dhalsho wadaga Ey yiihin Oo ka Tirsan Castilia Iyo Qeebta Sare Koxda Real madrid aakiin haatan waxa ay u muuqataa in tani ay tahay qandaraas halis ah oo sarre u ah qandaraaska Los Blancos hadii Rodrigo uu noqon karo ciyaaryahan muhim ah mudada gaaban Madma U kasoo Jeedo Dalka Brazil