Home Real Madrid Rasmi:- Imisa ayuu Garoomda Ka Maqnan Dona Matio kovacic

Rasmi:- Imisa ayuu Garoomda Ka Maqnan Dona Matio kovacic

493
0
SHARE

Kadib markii baaritaano lagu sameeyay ciyaaryahanka Mateo Kovacic oo ka tirsan kooxda Real madrid XiliIsbitaalka Universitario Sanitas La Moraleja lagu ogaadey inuu jeex ka galay muruqiisa weyn ee muruqa midig

Madxa cafimadka Real Madrid ayaa xaqijiyay In matio Oo Garoomda Ka Maqnan Doono Mudo 8 Isbuuc Oo u dhiginta Labo Bilood

Balse Los Blancos ma Tabi doonto Mateo Kovacic madaama ay heysto ​​Xidigo Badli karo Matio sida  khadka dhexe. Dani Ceballos ayaa haatan ciyaari doona daqiiqado badan madaama bedelka Luka Modric iyo Toni Kroos iyo sidoo kale ay la mid yihiin Marcos Llorente, sababtoo ah Kovacic wuxuu u ciyaaray qadka dhexe si aad u badan Marki Ey timmado Inuu Zidane so Xusho.