Home England Qabiirka Sky Sports Oo Saadaaliyay Kulamada Shanaad Ee Premier League Arsenal Oo...

Qabiirka Sky Sports Oo Saadaaliyay Kulamada Shanaad Ee Premier League Arsenal Oo Guuldaro Siiyay Iyo Man Utd Oo Sheegay In Ay…

603
0
SHARE

Waxaa isbuuca soo aaadan la ciyaari doonaa kulamadii shanaad ee horyaalka premier league iyada oo ay dhici doonaan kulamo aad uxiiso badan

Haddaba khabiirka falanqeeyahana ah ee ka howlagala hilinka sky sports ee paul merson ayaa sadaaliyeye kulamada la ciyaaro doono isbuucan isga oona Arsenal ciyaarteeda ka sheegay natiijo aysan ku farx doonin tageerayaashooda.

Kulmada isbuucan dhacaya waxaa ugu adag kulan ciyaareedka ka dhici doono garoonka kooxda Bules waxaana iska hor imaandoono labada kooxood ee Londone ku xifaaltama.

Khabiirka ayaa kulmada Manchester united ,Chelsea iyo Tottenham ku saadaaiyey in ay ku adkaan doonaan goolal isku mid ah waana 3-0

Haddaba saadaasha oo dhameystiran waa tan :

Bournemouth 2-1 Brighton

Crystal Palace 1-1 Southampton

Huddersfield 1-2 Leicester City

Liverpool 2-0 Burnley

Newcastle 1-1 Stoke City

Watford 0-3 Manchester City

West Brom 1-0 West Ham

Tottenham 3-0 Swansea City

Chelsea 3-0 Arsenal

Manchester United 3-0 Everton