Home Liverpool Halyeygii Hore Ee Liverpool Jamie Carragher Oo Kala Doortay Mane Iyo Coutinho.....

Halyeygii Hore Ee Liverpool Jamie Carragher Oo Kala Doortay Mane Iyo Coutinho.. Midkee Ayu Aamisan Yahay Inuu Liverpool U Baahan Tahay..

599
0
SHARE

Daaficii Hore Ee Xulka England Iyo Liverpool Jamie Carragher Ayaa Carabka Ku Dhuftay Midka Wakhtigan Kooxdu U Baahan Tahay Mane Iyo Coutinho

Isagoo Ka Hadlaya Labada Laacib Ayaa Waxa Uu Yidhi

” Waxay Ila Tahay Inuu Mane Fiiican Yahay ”

Waxa Uu Hadalkiisii Ku Sii Daray ” Waxaan Ka Hadlayna Wax Badan, Countinho Waa Soo Laabtay Laakiin Wakhtigan La Jooga Waxan Filaya In Mane Muhiim U Yahay Kooxda Liverpool “