Home Bayer Munich Frank Bilaal Ribery Sameeyay Fal Cajiib Ah oo Ku Cadeynayo Muslinnimadiisa +...

Frank Bilaal Ribery Sameeyay Fal Cajiib Ah oo Ku Cadeynayo Muslinnimadiisa + Sawiro

827
0
SHARE

Kadib Bayern Munich Marki 3-0 ku garaacday kooxda Anderlecht tartanka Champions League Kooxda Bayer Munich Ayaa Soo Bandhigeyay Sawirkeda Sandlaha ah islamarkaana xiranayay liverhosens intii lagu jiray sawiradooda sanadlaha ah.

Kooxda Bayer Munich Ayaa Xayeysiin U Sameneysay Company IslaMarkana Xiddiga Munich Ayaa Isku Sawiryay Marki Laga Reebo Frank Ribery Oo Heesta Dinta quruxda Badan ee Islaamka

Ma aha Marki Ugu horeysay Uu Mujinayo Frank Bilaal Ribery Inuu Yahy Qof Diinta Islamka Waxana Caado uh Mar waliba Kooxda Bayer Munich Sameneyso Wax dhibaato ku ah Diintisa Islamka Inuu aha Mid aanku Jirin