Home England Done Deal: Man Utd oo Heshiis la Gaartay Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee….

Done Deal: Man Utd oo Heshiis la Gaartay Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee….

600
0
SHARE

15-jirkaan khadka dhexe oo la joogay Coventry tan iyo 7-sano jirkiisi ayaa u dhaqaaqi doona Old Trafford ka dib markii ay lacagaha ku heshiiyay labada koox.

McCann ayaa loo arkaa mid ka mid ah xidigaha ugu mustaqbalka wanaagsan akadeemiyada Coventry, waxaana looga yeeray xulka England ee da’dooda ka hooseyso 16 jirada horaantii xagaagan.

“Ma aanan dooneynin inaan iibino isaga, uma baahneyn wax lacag ah inkastoo ay jirto khidad lacag ah” Tababaraha kooxda Coventry City Richard Stevens ayaa sidaas u sheegay website-ka kooxda.

Charlie wuxuu raacayaa in ay siinayan da’yarkaan taageero dhameystiran aniga iyo shaqaalaha kale ee akadeemiyadda.

“Waxa uu ahaa mid aan la rumeysan karin, xitaa kulankiisii ​​ugu horeeyay ee England bishii August”