Home Suuqa Kala Iibsiga Cavani oo ‘dhaar’ uga maray neymar gool ku laadka kooxda Psg…..

Cavani oo ‘dhaar’ uga maray neymar gool ku laadka kooxda Psg…..

423
0
SHARE

Tan iyo markii uu neymar £200m ugu soo biiray kooxda Psg,
Neymar ayaa dhaar looga maray inuu laato goolku laadka ay hesho kooxda waxaana taas banaanka ka mariyay xiddiga heer Uruguay Cavani isagoo marna u ogolaan inay cid aan isaga aheyn laado gool ku laadka kooxda psg .

kooxda Psg ayaa xalay wajahday kooxda lyon ciyaar ku dhamaatay 2-0 guushu raacday kooxda psg,
daqiiqadii 78 kooxda psg ayaa lagu amaal mariyay gool kulaad waxaana isku qabsaday labadan xiddig ee neymar iyo cavani markaso cavani tusay neymar inuu isagu yahay welli hogaamiyaha kooxda psg
ka hor inta aan laga badbaadin gool ku laadkii.

ma aheyn markii u horeysay oo cavani iyo neymar isku qabsadaan gool kulaadka kooxda waxana la xususta kulankii saint etienna ee horyaalka ligue oneka markaso si lamida cavani uu u diiday inay cid aan isaga aheyni laado.

ugu danbeyn lama garanayo halka ay ku danbeyn doonto tartankaan adag oo ka dhex biliwday labada xiddig ee halka koox ka ciyaaraya cavani iyo Ney