Home Suuqa Kala Iibsiga Atletico Madrid oo garoonkeeda cusub ee Wanda Metropolitano bacda ka fiiqaday xalay...

Atletico Madrid oo garoonkeeda cusub ee Wanda Metropolitano bacda ka fiiqaday xalay ciyaar ka tirsanyd……

588
0
SHARE

Ka dib sanado badan oo la sugayay garoonka cusub ee ee athlentico madrid, Wanda Metropolitano ayaa la furay xalay
ciyaar dhexmartay labada koox ee atletico madrid iyo malaga,
Kulankii ugu horeeyay ee garoonka cusub ee Atletico Madrid ayaana ku dhamaatay 1-0 oo ay ku badisay kooxda Diego Simeone.

Antoine Griezmann ayaa dhaliyay goolkii koowaad ee garaankaan lagu dhaliyo oo ahaa goolka kaliya ee ciyaarta la dhaliyay daqiiqadii 61aad. Angel Correa ayaa sido kale ku sameeyay caawintii ugu horeysay garoonka cusub.

In ka badan 20 kamaradood iyo dhammaan tiknoolajiyadda ugu dambeysaayaa ayaa diyaar u ahaa garoonka, iyadoo Atletico ay wajahaysay Malaga horyaalka La Liga, oo ah kulankeedii ​​ugu horeeyay ee gurigooda tan iyo markii ay ka tageen Vicente Calderon.

farqiqa u dhexeeya garoonkaam iyo kii hore vicente Calderon

Vicente Calderon wuxuu lahaa 54,000 oo kursi, halka Wanda loogu talagalay 68,000 oo kursi iyo 14,000 oo dheeraad ah,
96 boqolkiiba kuraasta waxaa laga talo galay in roobab kasta oo da,aya daboolaan.