Home Suuqa Kala Iibsiga Rasmi” Alex oxlade Chamberlain Oo kuu Biiray Kooxda Liverpool

Rasmi” Alex oxlade Chamberlain Oo kuu Biiray Kooxda Liverpool

590
0
SHARE
Kooxda Liverpool Ayaa kala Hiishiisay kooxda  Arsenal Saxixa Xidiga Alex oxlade Chamberlain Qiimo lacgeed Gaarya 35M Iyadoo Lagu wado Inuu Cafimadka Ku Maro St George Park Ee Magalda Liverpool
Kooxda Liverpool ayaa Ku dalqaday Kooxda Chelsea Saxixa Xidgan Kadib Marki Dlab min 35M u gudbiyen kooxda Arsenal Hasayeshe Mamulka Arsenal ayaa U Bandhigay Alex kooxda Uu doonayo inuu Ku biiro Balse Alex Ayaa doortay Kooxda ka dhisan Meirsde Ee Liverpool Uu ugu Danbeen Heshay adega Xiddiga u dhashay Dalka England
Alex Chamberlain Ayaa MacSalmeen Doona Xidigha isku kooxda ahaan jireen Arsenal Isagoo Caawa Galinka Dambe La dhameeatiri doono Ku biristisa Liverpool Sida U Xaqiiijiay Porten Maddley Oo ah Sawir qaade Jooga Magalda London